Dagaalka Xizbullah iyo Israel oo xoogeystay
Israel ayaa beegsatay meel ay sheegtay inay ahayd xarun hubku uu u yaalay kooxda Xizbullah, kadib markii kooxdu ay gantaalo ku rideen waqooyiga Israel. Weerarka ayaa imanaya ayada oo sidoo kale afhayeen u hadlay Xizbullah uu sheegay in diyaarad Drone ah lagu riday hoyga uu ku nasto Netanyahu.
Qeybaha kale
-
March 13, 2025SADC oo joojinaysa howlgalka DR Congo
-
March 13, 2025Ciidanka Ruushka oo qabsaday Sudzha
-
March 13, 2025Kulanka G7 oo diiradda saaraya Ruushka
-
March 13, 2025Qalalaasaha doorashada dalka Romania
-
March 13, 2025Walaaca lacagta dijitaalka ee Soomaaliya
-
March 13, 2025Kiiska dacwadda Maxamuud Khaliil
Madal