Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay tahay sababta xilka looga qaadayo madaxweyne ku-xigeenka Kenya?

Rigathi Gachagua
Rigathi Gachagua

Aqalka Hoose ee baarlamaanka Kenya ayaa Talaadadii u codeeyay in xilka laga xayuubiyo madaxweyne ku-xigeenka dalka Kenya Rigathi Gachagua, kadib markii lagu soo oogay eedo ay ka mid yihiin musuq-maasuq, iyo in uu abuuray naceyb dhinaca isirka ah.

Codka baarlamaanka ay ku ogolaadeen xilka qaadistiisa ayaa waddada u xaaraysa in aqalka senate-ka uu u fariisto mooshin uu ku eegayo xil ka xayuubintiisa ugu danbeysa.

Tallaabadan ayaa timid kadib muddo la sheegay inuu khilaaf u dhaxeeyey madaxweyne ku-xigeenka iyo madaxweyne William Ruto.

Warbintan waxaa Nairobi kasoo dirtay, Intasar Salax.

Maxay tahay sababta xilka looga qaadayo madaxweyne ku-xigeenka Kenya?
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:20 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG