Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Duufaan taariikhi ah oo ku soo wajahan Mareykanka


Duufaan lagu tilmaamay mid ka mid ah kuwi ugu darnaa ee Mareykanka soo mara, ayaa lagu wadaa in ay ku dagto Arbacada ama Khamiista xeebaha gobolka Florida.

Duufaanta loogu magac daray Milton ayaa Talaadadi shalay sii xoogeysatay, gaartayna darajada shanaad ee hal beegga awoodda duufaannada, kaddibna u jiheystay dhinaca gobolka Florida ee dalkan Mareykanka, waxyar kadib marki ay kasoo gudubtay Gacanka Mexico.

Warbixin ay VOA-da ka qortay waxaa innoo soo koobaya Nur Hassan Nur.

Duufaan taariikhi ah oo ku soo wajahan Mareykanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:25 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG