Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Daadad laga cabsi qabo in ay ka dhacaan Britain

Dalka Britain, hay’adda saadaasha hawada ayaa ka digtay in roobab xoogan oo la filayo in ay da’aan ay sababi karaan daadad soo rogmada, khalkhal ku yimaada isu socodka gaadiidka iyo korontada oo deeggaano badan ka go’da Britain.

Isbedelka cimilada oo in mudo ah laga dayrinyey ayaa u muuqata in saameynteeda si aad ah loo dareemayo.

Warbxintan waxaa London kasoo diray, wariyaha VOA Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Daadad laga cabsi qabo in ay ka dhacaan Britain
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:32 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG