Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muhaajiriinta ku sugan xadka waqooyi ee Mexico oo billaabay beerasho

Xuduudka waqooyi ee Mexico, muhaajiriinta sugaya inay soo galaan Mareykanka ayaa waxay heleen il aan la filayn oo naruuro ah, taasi oo ah in cuntadooda ay iyagu beertaan.

Veronica Villafañe iyo César Contreras oo warbixintan diyaariyay ayaa muujineya sida beerta bulshada ee Ciudad Juárez ay u beerayso miraha rajada.

Caasha Ibrahim Aden ayaa soo jeedineysa warbixintan.

Muhaajiriinta ku sugan xadka waqooyi ee Mexico oo billaabay beerasho
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:16 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG