Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bandaw lagu soo rogay caasimadda Bakistaan


Pakistan Imran Khan Protest
Pakistan Imran Khan Protest

Dawladda waddanka Pakistan ayaa Jimcihii shalay dadweynaha ku nool caasimadda dalkaasi ee Islamabad iyo nawaaxigeeda ku soo rogtay bandow iyo tallaabooyin adag oo dhinaca adkaynta amaanka ah, waxaana gabi ahaanba go’naa adeegga isgaadhsiinta telefoonnada.

Tallaabooyinkan ayaa ah kuwa lagaga hortagayo isku soo baxyo ay samaynayeen taageereyaasha Ra’iisal wasaarihii hore ee dalkaasi Cimraan Khan, oo haatan ah hogaamiyaha mucaaradka ugu wayn Pakistan.

Sahra Ciidle Nuur, ayaa inoo soo koobaysa warbixin ay VOA arrintaa ka diyaarisay.

Halka ka dhageyso warbixinta
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:23 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG