Wareysiga Gen. Michael Langley ee Somalia
Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in Kooxda Daacish ee Soomaaliya ay tiradoodu laba jibaarmay. Gen. Michael Langley, madaxa AFRICOM ayaa VOA wareysi uu siiyay kaga hadlay, saameynta khilaafka Soomaaliya iyo Ethiopia, la-dagaalanka al-Shabaab iyo nabad-gelyada G/Africa. Carla Baab, ayaa wareysatay
Qeybaha kale
-
March 13, 2025SADC oo joojinaysa howlgalka DR Congo
-
March 13, 2025Ciidanka Ruushka oo qabsaday Sudzha
-
March 13, 2025Kulanka G7 oo diiradda saaraya Ruushka
-
March 13, 2025Qalalaasaha doorashada dalka Romania
-
March 13, 2025Walaaca lacagta dijitaalka ee Soomaaliya
-
March 13, 2025Kiiska dacwadda Maxamuud Khaliil
Madal