Xisbullah ayaa maanta oo Sabti ah xaqiijisay in Hogaamiyehoodii Sheekh Xassan Nasrallah la dilay, waxaana warkan xaqiijinta ah uu yimid ka dib markii militariga Israel uu sheegay ay Nasrallah iyo in badan oo ka mid ah taliyayaashii Xisbuallah ay ku dileen duqeyn ay ka fuilyeen Beirut Xalay.
Warbixin kooban oo arrintaasi iyo wararkii u dambeeyay ee ay wakaaladuhu ka qoreen waxaa inoo haya Xuseen Barre.
Haddaba, dilkaasi waxa uu kaga dhigan yahay Xisbullahi iyo kooxaha kale ee gobolka ka dhisan ee ku xiran Iiraan, iyo guud ahaan xiisadda Bariga Dhexe ayuu Maxamed bashiir Cabdiraxmaan ka wareystay Axmed Cabdullaahi Kaboole oo ka faallooda arrimaha ammaanka iyo siyaasadda.
Madal