Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa ka cusub Ololaha Doorashada Mareykanka?

US Election, Why Are They So Long?
US Election, Why Are They So Long?

Wax ka yar laba bil ayaa ka haray maalinta codbixinta doorashada madaxnimada ee Mareykanka oo ku beeegan shanta bisha November ee sanadkaan 2024-ka.

Musharrixiinta labada xisbi ee demoqoraadiga iyo Jamhuuriga ee kala ah Kamala Hers iyo Donald Trump ay wada ololee xooggan oo ay kusoo jiidanayaan dadka codeynaya.

Haddaba wararki ugu danbeeyay ee doorashada, ayuu Cabdulqadir Samakab ka wareystay, Feysal Deri oo ka faallooda arrimaha Mareykanka.

Doorashada Mareykanka.m4a
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:43 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG