Ururka ardayda caafimaadka barata ee dalka Nigeria ayaa ammaanay soo furashada 20 arday iyo 7 qof oo kale oo Afduub loo heystay. waxayna ugu baaqeen mas'uuliyiinta Nigeria inay aad u ilaaliyaan ardayda si ay uga hortagaan weerarrada kuwan la midka ah, iyo in la soo furto maxaabiis kale oo weli la heysto.
Timothy Obiezu ayaa warbixintan ka soo diray Abuja. Maxamed Colaad Xassan ayaa inoo soo jeedinaya.
Madal