Soomaali badan ayaa ka mid ah dadka u taagan kuraasta xafiisyada dadweynaha ee dalkan Mareykanka. Somalida ayaa isugu jira kuwo difaacanaya kuraas ay horey ugu fadhiyeen iyo kuwo ku cusub siyaasadda.
Dadka cusub waxaa ka mid ah Yuusuf Xaaji oo u tartamaya Guddoomiyaha Degmada 5aad ee Deegaanka Dakota ee gobolka Minnesotta. Waxa uu ka soo gudbay doorashadii isreebreebka, waxaana uu sugayaa doorashada November.
Maxamud Mascade ayaa ugu horeyn weydiiyay waxa ku dhaliyay inuu xilkan u tartamo
Madal