Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iran Abbas Arachi ayaa u sheegay dhiggiisa Talyaaniga in Jawaabta ay Iran ka bixineyso weerarkii bishii la soo dhaafay ee Tehran lagu dilay hogaamiyihii siyaasadda ee Xamaas Ismaaciil Haniyah inay tahay mid lama huraan ah, oo la beegsan doono bartilmaameedyo si weyn looga baaraan degay.
Warbixin ay arrintan ka qortay VOAda waxaa inoo soo koobaya Maxamed Colaad Xassan.
Madal