Wasaaradda maaliyadda iyo qorsheynta dhaqaalaha ee Kenya ayaa sheegtay in dawladdu aanay haynin miisaaniyad ay si joogto ah ugu howlgelin karto macalimiinta wax ka dhiga fasallada hoose ee dugsiyada sare ee loo yaqaano JSS, iyadoo macalimiinta wadankaasina ay hore ugu dhawaaqeen in shaqo joojin ay sameynayaan.
Wariyaha VOA Nairobi Intisar Salah Hussein ayaa warbixintaan noo soo dirtay
Madal