Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qodobadii ugu mudnaa, hadaljeedinta Kamala Harris, musharaxa madaxweyne ee Dimoqraadiga

Democratic presidential nominee Vice President Kamala Harris during the Democratic National Convention, Aug. 22, 2024, in Chicago.
Democratic presidential nominee Vice President Kamala Harris during the Democratic National Convention, Aug. 22, 2024, in Chicago.

Madaxweyne ku xigeenka Kamala Harris ayaa is-bartay shacabka Mareykanka, iyo sida ay uga duwan tahay musharraxa madaxweynaha ee xisbiga Jamhuuriga Donald Trump, ka dib khudbad ay ku aqbashay magacaabista ay ergada xisbigu u doorteen in ay noqoto musharaxnimada xisbiga Dimuqraadiga ee doorashada 2024-ka.

Haddaba maxay yihiin qodobada mudnaanta u leh ee ay Kamala Harris ku soo bandhigtay khudbaddeeda, warbixin amuurtaas Cabdulqaadir Maxamed Mursal

Hadaljeedinta Kamala Harris
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:06 0:00
This item is part of

Madal

XS
SM
MD
LG