Shirweynaha xisbiga Dimuqraadiga oo xalay ka furmay magaalada Chicago ee gobolka Illinois ayay ka hadleen masuuliyiin badan oo xisbigaasi ka soo jeeda, waxaana habeenkii koowaad diiradda lagu saaray doorka xukuumadda Biden ay ka qaadatay wax ka qabashada caqabadihii dalka so wajahay afartii sano ee ugu dambeeyay iyo kaalinta hoggaamineed ee madaxweyne ku xigeeenka Kamala Harris oo haatan xisbigu u sharaxayo inay madaxweyne u tartanto.
Madal