Mareykanka ayaa soo dhoweeyey go’aan ka soo baxay golaha madaxabanaan ee Suudaan oo muddo saddex bilood ah lagu furay xuduudka Adre ee Sudan ay la wadaagto dalka Chad, xilli ay magaalada Geneva ka sii socdaan dadaallada lagu doonayo in miiska wadahadalka la isugu keeno dhinacyada ku dagaallamaya Saudan. Warbixin umuurtan ku saabsan waxaa noo haya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.
Madal