Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dawladda Britian oo baadhitaan ku wadda, sababaha keenay rabshaha ka dhacay dalkaas


Riot police face protestors in Bristol, southern England, on August 3, 2024 during the 'Enough is Enough' demonstration held in reaction to the fatal stabbings in Southport on July 29.
Riot police face protestors in Bristol, southern England, on August 3, 2024 during the 'Enough is Enough' demonstration held in reaction to the fatal stabbings in Southport on July 29.

Dowlada Britain ayaa wadda baadhitaano ay ku dooneyso sababaha keenay in dalka ay ka dhacaan debadbaxyo rabshado wata oo ay qaban qaabiyeen kooxaha xagjirka ah.

Iyada oo la eegayo inay jiraan dadyow ajnebi ah ama dalal kale oo ku lug lahaa rabshadahaasi, warbixin gaar ah oo aynu arrintan ku eegeyno waxa magaalada London inooga soo direy Wariyaha VOA ee qaarada Yurub Abdihafid Awil Ismail

Debedbaxyada rabshadaha wata ee Britian
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:26 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG