Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kuuriyada Koonfureed oo shuruud ku xirtay midnimo dhexmarta Kuuriyada Woqooyi

Citizens wave the Taegeukgi flag during a Liberation Day event held in front of Bosin Pavilion in Seoul, South Korea on the 15th.
Citizens wave the Taegeukgi flag during a Liberation Day event held in front of Bosin Pavilion in Seoul, South Korea on the 15th.

Madaxweynaha Kuuriyada Koonfureed Yoon Yeol ayaa maanta soo bandhigay gole hawleed wada tashi oo Kuuriyada Waqooyi kala hadla jidadka lagu qaboojin lahaa xiisadda islamarkaana dib loogu soo celin lahaa iskaashigii dhaqaale, isagoo soo bandhigay hiigsigiisa midaynta dalalkan jaarka ah.

Warbixin ay arintan ka diyaarisay wakaalada wararka ee Reuters waxa inoo soo jeedinaya Abdi hakin Shirwac.

Madaxweynaha Kuuriyada Koonfureed
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:22 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG