Ku dhawaad laba toddobaad ayaa ka soo wareegtay markii la dilay hoggaamiyihii Xamaas iyo Sarkaal sare oo ka tirsanaa Hezbollah, Dilalkaas ayaa lagu eedeeyay Israel, taas oo keentay in Iran ay isku diyaariso falal aargoosi ah.
Xamaas iyo Hezbollah labaduba waxay awood u leeyihiin inay gudaha Israa’iil ku garaacaan gantaallada riddada dheer kuwaas oo gaysan kara khasaare ballaadhan.
Warbixin arrinta ku saabsan waxa magaalada Qudus ka soo dirtay wariyaha VOAda Linda Gradstein, Xuseen Barre ayaa inoo faahfaahinaya.
Madal