Hawlwadeenada ayaa isniintii burburiyey kiniisad ku taala gobolka Texas oo nin hubaysan uu ku dilay in ka badan labaatan qof oo halkaasi ku cibaadaysanayay sannadkii 2017-kii.
Ehelada dadkooda lagu dilay kiniisaddan ayaa dalbaday in la daayo, balse hawlwadeenada ayaa ku adkaystay inay burburiyaan. Dilka ka dhacay kiniisaddan ayaa ahaa, kii ugu dhimashada badnaa ee ka dhaca kiniisadaha Maraykanka.
Warbixin ay arintan ka diyaarisay wakaalada wararka ee Associated Press waxa inoo soo koobaya Cabdixakim Shirwac.
Madal