Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Aragtiyaha Trump iyo Harris ee arrimaha muhaajiriinta

Election 2024 Joy and Gloom
Election 2024 Joy and Gloom

Socdaalka iyo Muhaajiriinta ayaa ka mid ah waxyaabaha mudnaanta sare ugu jira doorashada soo socota ee Maraykanka. Kamala Harris madaxweyne ku xigeenka Marayknka ayaa ku ololaynaysa waxyaabihii ay qabatay markii ay xeer ilaaliyaha ahayd, halka Donald Trump –na uu maamulka hadda talada haya ku dhaliilay tirada soo galootiga islamarkaana uu ballanqaaday inuu mustaafirin balaadhan ku samayn doono dadka aan sharciyada haysan.

Warbixin arintan ku saabsan oo ay diyaarisay Aline Barros oo ah wariyaha VOA ee arimaha socdaalka waxa inoo soo jeedinaya Abdi hakin Shirwac.

Doorashada Maraykanka iyo Socdaalka
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:53 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG