Iyada oo maanta oo Isniin ah dunida laga xusayo maalinta caalamiga ah ee dhalinyarada, taas oo sannad walba la xuso 12ka August, ayaa warbixin ay soo saartay Ha’aydda Shaqaalaha Adduunka ee ILO waxaa lagu sheegay in sannadkii hore ee 2023 ay shaqo la'aanta dhalinyarada adduunku hoos u dhacday 13%.
Laakiin ILO ayaa warbixinta ku sheegtay in aan loo sinnayn kororka tirada dhalinyarada adduunka ee shaqooyinka helay.
Wariyaha VOAda ee Geneva Lisa Schlein ayaa warbixintan soo dirtay Xusee Barre ayaa faahfaahinaya.
Madal