Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xiisad ka taagan gobol Ruushka oo keentay in xaalad degdeg ah lagu dhawaaqo

Aftermath of military strike in Kursk Region
Aftermath of military strike in Kursk Region

Ku simaha guddoomiyaha Gobolka Kursk ee dalka Ruush-ka ayaa xaalad deg deg ah kaga dhawaaqay meelaha gobolkaasi uu xadka kala wadaago dalka Ukraine, halkaasi oo Ruush-ku uu sheegay inuu kula dagaalamayay dagaalyahano reer Ukraine ah dhulka Ruush-ka.

Warbixin arintan ku saabsan waxa inoo haya Abdi hakin Shirwac.

Xaalad degdeg ah ee gobol Ruushka ah
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:15 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG