Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waa kuma Yaxya Sinwar, hoggaamiyaha ay Xamaas dooratay?


Foto Achiv: Yahya Sinwar pandan yon rankont lide faksyon Palestinyen yo nan Gaza siti, 13 Avril, 2022.
Foto Achiv: Yahya Sinwar pandan yon rankont lide faksyon Palestinyen yo nan Gaza siti, 13 Avril, 2022.

Ururka Xamaas ayaa Salaadadii ku dhawaaqay in Yaxya Sinwaar oo ahaa madaxii Xamas ee Gaza loo magacaabay hogaamiyaha ugu sarreeya garabka siyaasadda. Yaxya Sinwaar ayaa baddalaya Ismaaciil Haniya oo toddobaad ka hor lagu dilay caasimadda Iran ee Tehran.

Haddaba maxay magacaabistiisu uga dhigan tahay dagaalka muddada tobanka bilood ah ka socda Gaza, iyo dadaallada xabbad joojinta ee socda? Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa arrimahan ka wareystay Dr. Caliciid Maxamuud Kullane oo ka faallooda arrimaha Carabta, kuna sugan Muqdisho.

Waa kuma hogaamiyaha Xamaas
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:44 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG