Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kamala Harris wax maka bedeli doontaa siyaasadaha Biden ee lagu taageerayey Isra'el iyo Ukraine?


Election 2024 Harris Nomination
Election 2024 Harris Nomination

Iyadoo musharaxa Dimuqraadiga ee Kamala Harris ay madaxtinimada Mareykanka kula tartameyso musharraxa Jamhuuriga Donald Trump, mowqifyada Harris ee ku aadan taageerada milatari ee la siiyo Israel iyo Ukraine; sare u kaca Shiinaha; iyo dhibaatada soogalootiga ee ka taagan xadka koonfureed ayaa si weyn isha loogu hayaa.

Madaxa Xafiiska VOA ee Aqalka Cad Patsy Widakuswara ayaa ku soo warramaysa in la filayo sii socoshada siyaasadaha maamulka Biden, oo wax xoogaa ka mid ah meesha laga saaray.

Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa innoo haya warbixin amuurtaas ku saabsan.

Doorashada Maraykanka
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:17 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG