Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kamala Harris oo ku mashquulsan xulashada madaxweyne ku xigeenkeeda


Election 2024 Harris
Election 2024 Harris

Madaxweyne kuxigeenka Maraykanka, Kamala Harris ayaa ku jirta saacidihii ugu dambeeyey ee ay ku magacaabi lahayd qofka kuxigeenka u noqonaya, doorashada madaxtinimada ee Maraykanka ee bisha November dhacaysa. Qofka ay xulato ayaa u raaci doona isu soo baxyada ololaheeda, kuwaas oo kan ugu horreeyaa uu ka dhacayo gobolka Pennsylvania, maalinta Salaasada ah ee berri ah.

Dhinaca kale, Madaxweynihii hore ee Maraykanka D. Trump ayaa baraha bulshada ku soo qoray sababaha uu u doonayo in la beddelo goobta iyo taariikhda ay dhacayso doodda xigta ee murashixiinta madaxweynaha.

Warbixintan waxaa diyaarisay wariyaha VOAda Veronica Balderas Iglesias, waxaana soo jeedinaya Maxamed Cabdi Sandhere.

Xulashada Harris ee ku xigeenkeeda
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:39 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG