Ajaanibta ku sugan dalka Lubnaan ayaa loo direy baaq deg deg ah oo loogu sheegayo in ay dalkaas isaga baxaan, Faransiiska ayaa ka digey in xaaladdu aad u kacsan tahay iyadoo Iran iyo xulafadeedu ay diyaar u yihiin inay jawaab ka bixiyaan, dhowr qof oo miisaan culus lahaa oo ay Israel dishey.
Warbixin ay wakaalada wararka ee AFP qortey waxaa inoo heysa Falastin Ahmed Iman.
Madal