Duqayn ay Israa'iil ka geysatay Axaddii marinka Qaza ayay ku dhinteen 18 qof, waxaana dadka dhintay ku jira 4 qof oo ku sugnaa taandhooyinka loo dhisay dadka barakacayaasha ah oo ku yaalla gudaha goob cusbitaal ah.
Dhinaca kale waxaa magaalada Tel Aviv ka dhacay weerar loo adeegsaday midni oo uu fuliyey qof Falastiini ah, waxaana uu halkaas ku dilay laba qof oo Israa'iiliyiin ah.
Haddaba warbixin ay wakaaladda wararka ee AP ay arrintan ka qortay waxaa innoo haysa Sahra Cabdi Axmed.
Embed
share
Xaaladda Qaza
by VOA
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
0:00
0:05:21
0:00
Madal