Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sudan oo si rasmi ah loo shaaciyay in ay macluul ka dillaacday


Sudan Hunger
Sudan Hunger

Saraakiil Mareykan ah ayaa Jimcihi shalay ka digay, in macluusha cusub ee la xaqiijiyay in ay ka dillaacday xeryaha barakaca ee gobolka Darfur ee dalka Sudan, ay noqon karto tii ugu xumeyd ee dunida lagu arko muddo 13 sano ka badan.

Warbixin ay arrintan ka qortay wakaaladda wararka ee AP, waxaa soo koobaya Nur Hassan Nur.

MACLUSHA SUDAN.m4a
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:27 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG