Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Halista xanuunka Cagaarshowga


Hepatitis B Vaccination
Hepatitis B Vaccination

Maanta oo ay taariikhdu tahay 28-ka bisha July waxaa Caalamka laga xusaa maalinta cagaarshowga aduunka, si bulshada looga wacyi galiyo dhibaatada cudurkaasi leeyahay.

Haddaba Dr Cismaan Maxamuud Dufle oo ku takhasusay cudurada ku dhaca uur-ku jirta iyo beerka ayaa Wariyaheena Muqdisho Xasan Kaafi Qoyste uga waramay halista cudurka Cagaarashowga iyo qaabka uu ku baaho.

Xuska maalinta cagaarshowga dunida
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:28 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG