Dagaalka sii xoogeysanaya ee socda dalka Myanmar ayaa keenay inay kor u kacaan weerarada lagu hayo goobaha waxbarashada.
Urur fadhigiisu yahay dalka Britain ayaa warbixin uu soo saaray ku sheegay in 174 goobood oo iskugu jira iskuullo iyo jaamacado la weeraray.
Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa soo jeedinaya Maxamed Cabdi Sandhere.
Madal