Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Soomaaali shirkad ganacsi ka hirgeliyey Jarmalka

Dalka Jarmalka waxa uu ka mid yahay dalalka ay Soomaalidu ugu badan yihiin qaaradda Yurub.

Qaar ka mid ah jaaliyadda ayaa la yimid hal abuur shaqo kadib markii ay waxbarashada dhamaysteen. Dadkaasi waxa ka mid ah Xamse Maxamed Saalax oo furay shirkad ay hay’ado Jarmal ah ka soo dalbadaan shaqaale, sidoo kalena dhallinyarada Soomaalida ay fursado shaqo ka helaan.

Waxaa la kulmay oo wareystay weriyaha VOA Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Wareysi: Soomaaali shirkad ganacsi ka hirgeliyey Jarmalka
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:21 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG