War Deg-Deg ah

Waa sidee xaaladda nolosha Soomaalida ku nool Jarmalka?

Dalka Jarmalka waxaa sanadihii ugu dambeeyay kusii badanayay qaxootiga Soomaalida ah ee dowladdaasi magan-galyada weydiista. Haddaba waa side nolosha Soomaalida Jarmalka ku nool? Yiradooduse intey la eh tahay? Mase jiraa walwal ay ka qabaan xisbiga midigta fog ee dalkaasi.

Su’aalahaasi ayuu wariyaheenna Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan oo shaqo u jooga dalkaasi weydiiyay Mustafa Xaaji Aadan Haaruun oo ka tirsan Jaaliyadda Soomaalida ee Jarmalka.

Waa sidee xaaladda nolosha Soomaalida ku nool Jarmalka?

No media source currently available

XS
SM
MD
LG