Magaalada Jigjiga ee caasimadda dawladda deegaanka Soomaalida ayaa markii labaad martigelisay bandhigga caalamiga ah ee buugaagta. Bandhigga ayaa waxaa isugu yimid aqqoonyahan, qoreyaal, iyo cilmi baareyaal Soomaaliyeed oo ka kala yimid Bariga Afrika iyo daafaha caalamka.
Bandhiggan ayaa socon doona muddo saddex cisho ah, sida uu kusoo warramayo wariyaha VOA ee Jigjiga Maxamed Cabdiraxmaan Ugaas Gaataa.
Madal