Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxkamadda Sare ee Mareykanka oo ayidday inaan hub laga iibin eedeysanayaasha rabshadaha qoyska

U.S. Supreme Court upholds federal domestic-violence gun ban
U.S. Supreme Court upholds federal domestic-violence gun ban

Maxkamadda Sare ee Mareykanka ayaa Jimcihi shalay taageertay sharci heer federal ah oo danbi ka dhigaya in hub laga iibiyo, shakhsiyaadka ku eedeysan danbiyada ku saleysan rabshadaha qoyska ee gudaha Mareykanka.

Faah-faahinta xakunka maxakmadda sare ayuu Nur Hassan Nur ka wareystay, Maxamed Sheekh Xuseen oo ka faallooda arrimaha Mareykanka, kuna nool gobolka Virginia.

Maxkamadda Sare.m4a
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:24 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG