Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kenya oo wax ka baddashay qorshihii cunshuur kordhinta kadib caro ka dhalatay

APTOPIX Kenya Protests
APTOPIX Kenya Protests

Kaddib marki ay shacabka Kenya dhigeen mudaaharaadyo rabshado watay oo ay ku diideen canshuur-kordhin ay dowladda ku sameysay adeegyadda dadweynaha, ayay dowladda Kenya sheegtay in ay hindisahaasi wax ka baddashay.

Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Nairobi kasoo dirtay, Intasar Salax Xuseen.

Kenya oo wax ka baddashay qorshihii cunshuur kordhinta kadib caro ka dhalatay
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:41 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG