Doha —
Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka Antony Blinken ayaa Arbacada manta ah la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Qatar Sheikh Mohammed bin Abdulrahman Al Thani, iyadoo mas’uuliyiinta Mareykanka, Qatar iyo Masar ay qiimeynayaan jawaabta Xamaas ee ku aaddan qorshaha xabbad-joojinta ee la soo jeediyay.
Warbixin ay VOA ka qortay waxaa inoo soo koobaya Xuseen Barre.
Madal