Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweyne ku-xigeenka Malawi oo ku geeriyooday shil diyaaradeed


Saulos Chilima
Saulos Chilima

Madaxweyne ku xigeenka Malawi, Saulos Chilima, ayaa ka mid ahaa 10 qof oo ku dhintay diyaarad yar oo milateri oo ku burburtay dhul buuraley ah oo ku yaalla waqooyiga dalkaasi, sida uu sheegay maanta oo Talaado ah Madaxweynaha dalkaasi Malawi.

Warkan ayaa lagu dhowaaqay kadib markii saacado la la’aa diyaaradda sidday madaxweyne ku-xigeenka.

Warbixin ay qortay wakaaladda wararka Associated Press waxaa inoo soo koobaya Xuseen Barre.

Madaxweyne ku-xigeenka Malawi oo ku geeriyooday shil diyaaradeed
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:40 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG