Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa carrabka ku adkeeyay baahida loo qabo midnimada Mareykanka iyo Yurub isagoo khudbad ka jeedinayay taallada kulaasha xeebta Faransiiska halkaas oo 80 sano ka hor, ciidamadii huwantu ay galeen dagaal lagu jebiyay gardarradii Nazi-gii Jarmalka.
Wariyaha VOA-da ee Aqalka Cad Anita Powell ayaa warbixintan nooga soo dirtay magaalada Pointe du Hoc ee dalka Faransiiska. Maxamed Colaad Xassan ayaa inoo soo koobaya.
Madal