Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Ahmiyadda 10-ka hore ee bisha Carrafo

Jimcihii shalay waxaa billowday bisha Carrafo, taas oo tobankeeda maalin ee ugu horreeya lagu sheegay maalmaha ugu kheyrka badan sannadka.

Haddaba ahmiyadda maalmahan iyo maalinta weyn ee Carrafa ayaan ka weystay, Sheekh Maxamed Cabdullahi oo ah Imaamka Masaajidka Muslim Community Center ee magaalada Silver Spring ee gobolka Maryland ee duleedka magaaladan Washington D.C.

Fadliga 10-ka hore ee bisha Carrafo
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:04 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG