Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay yihiin siyaasadaha arrimaha dibedda ee Biden iyo Trump?

Dagaallada Bariga Dhexe iyo Yurub, iyo sidoo kale xifaaltanka Mareykanka ee Shiinaha ayaa sii ahaan doona arrimaha muhiimka ah ee diblomaasiyiinta Mareykanka iyada oo aan loo eegin cidda ku guuleysata doorashada madaxtinimada ee November.

Madaxa Xafiiska wararka VOA ee Aqalka Cad Patsy Widakuswara ayaa eegaysa mudnaanta siyaasadda arrimaha dibedda ee labada murashax, Joe Biden iyo Donald Trump.

Caasha Ibrahim Aden ayaa noo soo koobeysa.

Maxay yihiin siyaasadaha arrimaha dibedda ee Biden iyo Trump?
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:55 0:00

This item is part of

Madal

XS
SM
MD
LG