Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kenya oo baaraysa xadgudubyo lagu eedeeyey ciidamo British ah


Guddi ka socda baarlamanka Kenya ayaa booqasho ku maraya bartamaha Kenya, si ey dadka uga dhageystaan wixii ay kala kulmeen cutub ka mid ah ciidamada Ingiriiska oo howlo tababar dalka Kenya u joogay oo lagu soo eedeeyay inay geysteen xadgudubyo xagga xuquuqda aadanaha ah, oo uu ka mid ahaa dil muddo 10 sanadood laga joogo loo geystay haweeney Kenyan ah.

Guddig Qaran ee Xuquuqda Aadanaha ee Kenya ayaa riixayay baaris uu baarlamanka ku sameeyo arrintan si loola xisaabtamo ciidamada Ingiriiska.

Maxamed Yuusuf ayaa warbixintan ka soo diray magaalada Nairobi, waxaa inoo soo jeedinaya Maxamed Cabdi Xasan.

Kenya oo baaraysa xadgudubyo lagu eedeeyey ciidamo British ah
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:22 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG