London —
Hay'adda qaabilsan amniga gudaha ee Sweden ayaa ku eedaysay Iran inay isticmaashay budhcad ku sugan gudaha Sweden, si ay u bartilmaameedsadaan danaha Israa'iil iyo Yuhuudda.
Daniel Stenling oo ah madaxa qaabilsan ka hortagga sirdoonada debedda ee hay'adda amniga Sweden ayaa eedaymahan u jeediyey Iran, xilli uu qabtay shir jaraa'id.
Haddaba, barnaamijka Amuuraha Islaamka oo aan qodobkan ku eegeyno waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.
Madal