Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirweynaha Bankiga Horumarinta Afrika oo ka socda Nairobi

Shirweynaha Bankiga Horumarinta Afrika
Shirweynaha Bankiga Horumarinta Afrika

Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa maanta ka furmay shir weynaha Bankiga Horumarinta Qaaradda Afrika oo ay ku sugan yihiin madaxweynayaal ka socda Qaaradda Afrika iyo hoggaamiyayaal kale oo caalamka ah.

Madaxda shirkaas joogta waxaa ka mid ah madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wasiiro ka tirsan dawladda federaalka.

Warbixintan waxaa Nairobi ka soo dirtay Intisaar Saalax Xuseen.

Shirweynaha Bankiga Horumarinta Afrika oo ka socda Nairobi
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:29 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG