Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faah-faahinta dalabka ICC ee xariga madaxda Israel iyo Xamas


Xeer ilaaliyaha guud ee maxkamada dambiyada caalamiga ah Karim Khan ayaa todobaadkan sheegay inay raadinayaan waaran lagu soo qabanayo qaar ka mid ah hogaamiyeyaasha Israel iyo Xamaas, arintaasi oo keentay in dunidu siyaabo kala duwan uga falceliso.

Sidan oo kale ayay maxkamadu hore waaran ugu jartay hogaamiyeyaal iyo ashkaas dunida caan ka ah oo ay dambiyo kala duwan ay ku soo eedeysay, kuwaasi oo uu ugu danbeeyey madaxweynaha Ruush-ka Vladimir Putin oo ay waaran u jartay sanadkii 2023-kii.

Haddaba maxay tahay maxkamadani? Dacwadaha ay soo oogto sharcigee ayay u cuskataa? Waxa warbixintan ku eegaya wariyahayaga Abdi hakin Shirwac.

Faahfaahin Dalbka xarigga madaxda Israa'iil iyo Xamaas
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:38 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG