Washington —
Iyada oo Ruushku uu weerar kulul ku hayo woqooyiga Ukraine ayaa tartanka madaxtinimo ee u dhexeeya madaxweyne Biden iyo madaxweynihii hore Donald Trump, hadda culyeska lagu saarayaa arrin kale oo la xiriirta siyaasadda arrimaha dibadda, taas oo ah dagaalka ka socda Gaza.
Wariyaha VOA-da ee Congresska Maraykaka, Katherine Gibson ayaa kusoo warramaysa in Maraykanka ay ku adkaan doonto in arrinta Ukraine uu sidii la doonayey u maamulo. Maxamed Cabdi Sandheere ayaa soo jeedinaya.
Madal