War Deg-Deg ah

Muxuu yahay go'aanka ay dhallinyarada South Afrika ka qaateen doorashooyinka guud?

Metelaadda hoosaysa iyo kororka tirada codbixiyayaasha isu diiwaangeliyey doorashooyinka guud ee soo socda ee dalka Koonfur Afrika, ayaa dhalinyarada dalkaas ku nooli, waxay qaateen go’aan ah, in ay galaan saaxadda siyaasadda.

Irfaan Mangera waa waa wiil da'yar oo u dhaqdhaqaaqa arrimaha dhalinyarada, wuxuu dhowaan u tartamayaa kursi ka mida golaha baarlamaanka ee gobolka Gauteng.

Waxa uu wakhtigiisa inta badan ku qaataa ololaha iyo inuu gaadho codbixiyayaasha, hase ahaatee waxaa niyadjab badan ku abuuray, waxa uu ugu yeedhay, fashilka siyaasadeed ee ku yimi jiilkii hore.

Warbixintan waxaa innoo haya Ihsaan Haffejee, Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa innoosoo koobaya.

Doorashada South Afrika iyo dhallinyarada
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:06 0:00

XS
SM
MD
LG