Hogaamiyayaasha Militariga Maraykanka iyo Niger ayaa khamiistii shalay soo gaba-gabeeyay wadahadallo rasmi ah oo heer sare ah oo ku saabsanaa qorshaha dalkaasi looga saarayo dhammaan ciidamada militariga Mareykanka ee ku sugan, sida uu sarkaal ka tirsan ciidamada Mareykanka u sheegay VOA.
Wariyaha VOA-da ee Pentagon-ka Carla Babb ayaa warbixintan ka diyaarisay sida ka bixitaanka Ciidamada Mareykanka u saameeyay howlgalka la-dagaalanka argagixisada ee gobolka.
Maxamed Colaad Xassan ayaa soo jeedinaya.
Madal