Washington —
Maraykanka ayaa Arbacadii cunoqabatayno ku soo rogay laba taliye oo ka tirsan ciidamada sida milatariga u tababaran ee dalka Sudan, islamarkaana ku hanjabay cadaadis ay cutubkan kaga joojiyaan duulaan ay ku qaadaan magaalada El-Fasher ee gobolka Darfur ee dalkaasi Sudan.
Warbixin arintan ku saabsan waxa inoo haya Cabdixakiin Shirwac.
Madal