Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mareykanka oo IRAN u diray baaq la xiriira Xuutiyiinta


Maraykanka ayaa ugu baaqay Iran Isniintii inay joojiso hubka aan hore loo arag ee ay siineyso fallaagada Xuutiyiinta Yemen, taasoo awood u siisay dagaalyahannadooda inay "weeraro aan ka fiirsasho lahayn" ku qaadaan maraakiibta ku sugan badda cas iyo meelo kale.

Xuutiyiinta oo beegsanaya maraakiib xiriirka la leh Israel iyo dalalka taageera ayaa sheegay inay weeraradooda taageero ugu muujinayaan kooxda Xamas iyo shacabka Falastiin.

Warbixin ay VOA-du arrintan ka qortey arrintan, waxaa inoo heysa Falastiin Axmed Iimaan.

Mareykanka oo IRAN u diray baaq la xiriira Xuutiyiinta
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:13 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG